Australia: Hoteel uu ku Faafay Xanuunka COVID-19

Mid kamid ah hotelada waaweyn ee lagu karantiilo dadka dibadaha kasoo noqday magalada Melbourne ee dalka Auatralia ayaa waxaa ka dilaacay cudurka COVID-19.

Tirada dadka laga helay ayaa sii kordhaysa waxaana durba gobolada deriska la ah Victoria uu bilaabay inuu xuddudahiisa ka xirto gobolkaasi.

Wariyaha VOA ee waarada Australia ibrahim cumar baafo ayaa kawaramaya.

Your browser doesn’t support HTML5

Australia COVID-19