Sacuudiga oo dalkiisa ka mamnuucay muwaadiniinta 20 dal
RIYADH —
Dowladda Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa Talaadadi shaay ku dhawaaqday amar dalkeeda ka mamnuucaya in ay soo galaan, muwaadiniinta ilaa 20 waddan oo ay ku jiraan Mareykanka iyo Imaaraadka Carabta.