Barnaamijka Martida: Xiisadda ka Dhex Aloosan Soomaaliya iyo Kenya

Barnaamijka Martida Makrafoonka toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay khilaafka diblumaasiyadeed ee sii xoogeysanaya ee dalalka Soomaaliya iyo Kenya. Barnaamijka waxaa ku marti ah Cabdiwahaab Sheikh Cabdisamad oo ka faallooda arrimaha gobolka Geeska Africa.

Barnaamijka waxaa magaalada Nairobi ku soo diyaarisay Intisaar Saalax Xuseen.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Martida Makrafoonka