Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka

Barnaamijkii Faaqidaadda ee todobaadkan waxaan ku eegeynaa xubnaha guddiga doorashada ee ay soo magacaabeen Puntland iyo Jubbaland iyo waxa ay ka bedeli karto khilaafkii soo jiitamayay ee sababay dib u dhaca doorashooyinka Soomaliya.

Wariyaha VOAda Seynab Abuukar Maxamed ayaa Muqdisho noogu soo diyaarisay.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Faaqidaadda Toddobaadka