Wararkii ugu dambeeyey xiisadda xuduudda Sudan iyo Ethiopia

Xiisadda dhinaca xuduudda ee u dhaxaysa dowladaha Sudan iyo Ethiopia ayaa cirka isku shareertay ka dib markii dowladda Ethiopia ay dalbatay in ciidamada Sudan ku laabtaan meelaha horay ay u joogeen taasoo Sudan ay diidan tahay.

Xuseen Saxnuuni ayaa warbixintan Qaahira kasoo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Xiisadda Sudan iyo Ethiopia