Dacwadda Trump oo loo gudbiyey Senate-ka

Sagaal xubnood oo ka tirsan xubnaha Aqalka Wakiilada Mareykanka ee Xisbiga Dimoqraadiga ayaa habeenkii xalay ahaa Aqalka Senate-ka u gudbiyey dacwad ka dhan ah madaxweynihii hore ee Maraykanka Donald Trump.

Waxaa dacwadan ay Xisbiga Dimoaqraadigu ku sheegeen in Madexweyne Donald Trump uu huriyey qalalaalse lagu weerarey Aqalka Congress-ka ee Capitol Hill-ka loo yaqaan.

Haddaba arrimaha ku saabsan dacwadan xaley golaha Senate-ka loo gudbiyey ayey wariye Caasha Ibraahim Aadan ka wareysatey Madaxa Laanta Af Soomaaliga ee VOA, Cabdiraxman Yabarow.

Your browser doesn’t support HTML5

Dacwadda Trump oo loo gudbiyey Senate-ka