Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka

Barnaamijkii Faaqidaadda todobaadka oo aan ku eegeyno siyaasadda Soomaaliya gaar ahaan, mudada hey’adaha dastuuriga ee Dowladda ee dhamaaday iyo waqtiga Madaxweynaha oo ay maalmo ka harsanyihiin.

Wariyaha VOAda Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa Muqdisho noogu soo diyaariyay.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Faaqidaadda Toddobaadka