Isbeddello Waaweyn oo ku Yimid Hogaanka VOA

VOA Spanish logo

Talaabooyin degdeg ah oo ay qaaday maalintii ugu horeysay ee ay noqotay madaxa hey’adda USAGM ee maamusha VOAda, wariye Kelu Chao waxay Meesha kaga saartay Madaxii VOA Robert Reilly iyo ku xigeenkiisii Elizabeth Robbins.

Robert Reilly, waxaa horey u soo magacaabay bishii December ee sanadkii hore, Micheal Pack, ninkii iyada ka horeeyay, ee uu Trump u soo magacaabay hey’adda USAGM.

Qoraal ay VOAdu ka sameysay isbedeladdan waxaa noo soo koobaya Nuur Xassan Nuur.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Madaxda Shaqada laga Eryey