Joe Biden oo maanta loo caleemo-saarayo madaxweyne

Maanta oo ku beegan 20-ka bisha January ee sannadka 2021-ka, waxaa magaaladan Washington D.C lagu wadaa in lagu caleema-saaro madaxweynaha 46-aad ee dalka Mareykanka, Joseph Robinette Biden Jr.

Joe Biden ayaa xafiiska Aqalka Cad kala wareegaya madaxweyne Donald Trump oo magaaladan Washington D.C ka tagayo duhurnimada maanta, si uu u dago qasriga uu ku leeyahay deegaanka loo tamashlaha tago ee Mar-a-Lago ee gobolka Florida.

Haddaba sida uu Trump madaxtinimada dalka ku qabtay, wixii gude iyo dibadba u qabsoomay iyo wixii ka xumaaday, ayaa warbixintan inooga diyaariyey Maxamed Cabdi Sandhere.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Caleemo-saarka Biden