Wararkii ugu dambeeyey beelo ku dagaalamay Gaarisa

Garissa

Garissa

Culimada Soomaaliyeed ee ku dhaqan gobollada woqooyiga Bari ee dalka Kenya ayaa hawlo dhex-dhexaadin iyo wacyi galin ah ka billaabay magaalada Gaariisa iyo agagaarkeeda oo ay ku dagaalameen beelo halkaasi degen.

Wariyaha VO, Maxamed Faarax Shire ayaa warbixintan Gaarrisa kasoo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Wararkii ugu dambeeyey beelo ku dagaalamay Gaarisa