Xarun cilmi-baaris oo ay Soomaali leedahay oo laga furay Minnesota

Sheekh Maxamed Shuceyb

Gobolka Minnesota ee dalka Maraykaka, waxaa dhawaan laga furay xarun cilmi-baaris ah oo lagu magacaabo BAYAAN.

Madaxa xaruntan Sheekh Maxamed Shuceyb ayaa haddaba wariyaha VOA-da ee Minnesota Maxmuud Mascadde uga warramay ujeedada xarunta loo furay.

Your browser doesn’t support HTML5

Halkaan ka dhageyso wareysiga