Xanuun cusub oo lagu arkay Gobolka Soomaalida ee Itoobiya

Dayib Axmed

Wasiirka xafiiska xoolaha dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Dayib Axmed Nuur ayaa sheegay inuu dillaacay xanuun cusub oo soo ridanaya geela kaas oo aan ilaa hada la aqoonin wax uu yahay, balse baaritaan ay ku wadaan.

Wasiirka oo la hadlay weriyaha idaacadda VOA ee Jigjiga Maxamed Cabdiraxmaan Gaataa ayaa dhinaca kale ka warbixiyey xaalada guud ee xoolaha Gobolka Soomaalida Itoobiya.

Your browser doesn’t support HTML5

Xanuun cusub oo lagu arkay Gobolka Soomaalida ee Itoobiya