7 qof oo ku dhintay dagaal dhex-maray Soomaalida iyo Booranta Kenya

Wajir Kenya

Dagaal hor leh oo dhex marey Soomaalida iyo Booranta ku dhaqan xuduudda gobollada Wajeer iyo Gaarisa ee dalka Kenya ayaa la sheegay inay ku dhinteen toddoba qof.

Mas’uuliyiinta gobolka Waqooyi Bari Kenya ayaa sheegay inay xaaladda ka xuntahay sida loo malaynayo, ayagoo ku baaqey inay dowlada soo kala dhexgasho labada qowmiyadood.

Warkan waxaa Gaarisa kasoo diray wariyaha VOA Maxamed Faarax Shire.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixinta dagaalka Kenya