JIGJIGA —
Wasaaradda caafimaadka ee gobolka Ismaamulka Soomaalida Itoobiya ayaa ugu baaqday dadweynaha inay muujiyaan taxaddar, ayna raacaan talooyinka caafimaadka ee la bixiyey iyadoo laga cabsi qabo laba-kaclayn xanuunka Coronavirus.
Weriyahayaga Jigjiga Maxamed Cabdiraxmaan Gaataa ayaa xaaladda xanuunkan ka waraystay wasiirka xafiiska caafimaadka ee dawlad degaanka Soomaalida Dr. Yuusuf Maxamed Cali.
Your browser doesn’t support HTML5
Digniino laga soo saaray gobolka Soomaalida ee Ethiopia