Suxufiyiin tababar loogu soo geba-gebeeyey Jigjiga

Suxufiyiinta Jigjiga

Suxufiyiinta Jigjiga

Magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad deegaanka Soomaalida ee Ethiopia ayaa waxaa lagu soo gabagabeeyay tababar muddo labo maalmood ah u socday saxafiyiinta ka hawlgala warbaahinta dawladda.

Wariyaha VOA-da ee Gobolka Maxamed Cabdiraxman Gaataa ayaa warbixintan kasoo diray Jigjiga.

Your browser doesn’t support HTML5

Suxufiyiin tababar loogu soo geba-gebeeyey Jigjiga