Ciidamada Kenya ayaa sheegay inay dileen afar dagaal-yahan oo ka tirsan ururka Al-Shabaab kadib hawlgal ka dhacay kaynta Boni Forest ee Gobolka Lamu.
Faahfaahinta hawlgalkan waxaa warbixintan inooga soo diray Maxamed Faarax Shire.
Your browser doesn’t support HTML5
Kenya oo sheegtay inay dishay xubno Al-Shabaab ah