Faah-faahin kasoo baxday qarax ka dhacay Mareykanka

Qarraxa Nashville

Ugu yaraan saddex qof ayaa ku dhaawacmay qarax shalay ka dhacay magaalada Nashville ee gobolka Tennessee ee dalka Mareykanka.

Si aan faah-faahin badan uga ogaanno ayaa Falastin Axmed Imaan ay la xiriirtay Cabdirasaq Ibrahim Yarow oo ku nool magaalada Nashville.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso wareysiga