Barn. Martida: Saameynta Dhaqaale ee Xirnaanshaha Waddooyinka

MOGADISHU — Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxa aan toddobaadkan ku eegeynaa saameynta dhaqaale ee ka dhalata xirnaanshiyaha waddooyinka magaalada Muqdisho. Waxaa barnaamijka marti noogu ah Cabdifitaax Nuur Maxamed oo ah maamule xarun ganacsi oo ku taalla Muqdisho.

Waxaa barnaamijka soo diyaariyay halkanna ka soo jeedinaya Ridwaan Xaaji Cabdiweli.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Martida Makrafoonka