Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka

Haatanna ku soo dhawaada Barnaamijkii Faaqidaadda todobaadka oo aan ku lafa gureyno. Khilaafka sii laba lixaadsanaya ee ka taagan doorashada dadban ee lagu wado inay Soomaaliya ka dhacdo.

Barnaamijka waxaa Magaalada Muqdisho noogu soo diyaariyay Wariyeheenna Xassan Kaafi Cabdiraxman Qoyste.