Doorka Turkiga iyo Ruushka ee dagaalka Nagorno-Karabakh

Axaddii aanu kasoo gudubnay, dalalka Azarbaijan iyo Armenia ayaa mar kale midba midka kale ku eedeeyay inuu jabiyay hashiis xabad-joojin ah oo lagu qaboojiyay dagaalka labada dowladadood u dhaxeeya ee ku qotoma lahaanshaha gobolka Nagorno-Karabakh.

Haddaba, wararkii ugu danbeeyay ee colaaddaasi iyo doorka dowladaha Turkiga iyo Ruushka ku leeyihiin ayuu Nur Hassan Nur ka wareystay Mahdi Muse oo shahaaddada PhD-ga ku diyaariya xiriirka caalamiga ah, kuna nool magaalada Konya ee dalka Turkiga.

Your browser doesn’t support HTML5

Halkaan ka dhageyso wareysiga VOA la yeelatay Mahdi Muse