Barn. Martida Makarafoonka: Dr. Cabdi Faarax Taano

Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxaa toddobaadkan marti noogu ah Dr. Cabdi Faarax Taano oo ka mid ah dhakhaatiirta ka howlgasha Isbitaalka Shaafi ee Muqdisho. Waxaa barnaamijka soo diyaariyay halkanna ka soo jeedinaya Cabdicasiis Axmed Barrow.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Martida Makrafoonka