Qofkii ugu horreeyey caalamka oo qaatay tallaalka COVID-19

Dalka Britain waxaa maanta ka billaabatay tallaalka cudurka COVID-19 kadib markii dalkaasi uu noqday dalkii ugu horreeyey dunida ee ansixiya in la bixiyo tallaalkaasi.

Haweenay 90 jir ah oo lagu magacaabo Margaret Keenan ayaa noqotay qofkii ugu horreeyey ee la siiyo tallaalka, waxaana la saadaalinayaa ilaa 4 milyan oo qof inay qaataan tallaalka ilaa dhammaadka bishan.

Warbixintan waxaa noo soo diray weriyahayaga Yurub Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.

Your browser doesn’t support HTML5

Qofkii ugu horreeyey caalamka oo qaatay tallaalka COVID-19