Bandhigga VOA: Taariikhda maalinta Thanksgiving ee Mareykanka

sdfghm

Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay Taariikhda Maalinta Thanksgivinka loo yaqaan ee dalka Mareykanka looga dabbaal dego sanad kasta, Khamiista ugu dambeysay bisha November.

Sahra Ciidle Nuur ayaa barnaamijka soo jeedineysa.

Your browser doesn’t support HTML5

Bandhigga VOA