Abiy: Caalamku faraha ha kala baxo Ethiopia

Waxaa maanta ku eg waqti kama dambeysa ah oo ay dowladda ra’iisul wasaare Abiy Ahmed ee dalka Ethiopia ay u qabatay dagaalyahanadda xisbiga TPLF inay isku soo dhiibaan.

Goor sii horeysana, ra’iisul wasaare Abiy ayaa ku booriyay beesha caalamka oo uu cadaadis uga imanayay inay faraha kala baxaan arrimaha gudaha ee Ethiopia, isagoo dagaalka socda ugu yeeray howlgal ciidan.

Warbixin uu xafiiska warqabadka ee VOA-du uu ka diyaariyay xaaladdan waxaa soo jeedinaya Xuseen Barre Aaden.

Your browser doesn’t support HTML5

Abiy: Caalamku faraha ha kala baxo Ethiopia