Canada: Xisbiga NDP oo mar kale doortay Faysal Xasan

Xisbiga mucaaradka rasmiga ah ee NDP ee gobolka Ontario ee dalka Canada ayaa mar kale u doortay xildhibaan Faysal Xasan inuu u tartamo xubinnimada baarlamanka ee xaafadda uu hadda matalo ee York South Weston, doorashada soo socota ee sanadka 2022-ka.

Xildhibaan Faysal oo la hadlay VOA ayaa sheegay in dib u doorashadiisa xisbiga ay muujineyso in xisbigaba iyo taageerayaashiisa ay la dhacsan yihiin shaqada uu hayey muddadii uu kursiga fadhiyey.

Wariyaha VOA-da Xuseen Nuur Xaaji oo wareystay xildhibaanka ayaa ugu horreyn waydiiyay qaabka ay u dhacday doorashada?

Your browser doesn’t support HTML5

Canada: Xisbiga NDP oo mar kale doortay Faysal Xasan