Faaqidaadda: Doodda ka Dhalatay Doorashada Somalia

VOA microphone

Ku soo dhawaada Barnaamijkii Faaqidaadda todobaadka oo aan ku lafa gureyno hanaanka doorashada soo socota ee Somaliya iyo kalsoonida lagu qabi karo. Barnaamijka waxaa Magaalada Muqdisho noogu soo diyaariyay Wariyeheenna Xassan Kaafi Cabdiraxman Qoyste.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Faaqidaadda Toddobaadka