Muslimiinta Melbourne oo dib loogu fasaxay goobaha cibaadada

Masaajida magaalada Melbourne ee dalka Australia ayaa dib loo furay looguna fasaxay inay muslimiinta ku cibaadeystaan kadib muddo ka badan 6 bilood oo ay u xirnaayeen xayiraadaha loo soo rogay cudurka COVID-19 dartiis.

Mid ka mid ah masaajidaas oo uu ku yaalla xaafadaha Soomaalidu ay ka degenyihiin magaalada Melbourne ayaa waxaa booqday wariyaha VOA, qaaradda Australia Ibraahim Cumar Baafo, wuxuuna kasoo diray warbixintan.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixinta Misaajidada Melbiurne.