Barnaamijka Caweyska Washington

WASHINGTON D.C. — Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaad ku maqli doontaan qodobo xiisa leh, waxaana ka mid ah: Baarlamaanka Yurub oo fadhi ka yeeshay magaca loogu yeerayo cuntu fudud!

Waxaad kale oo aad maqli doontaan Xubintii Hal-abuurka Heesaaga oo aan idin kugu soo gudbin doonno qeybtii 1-aad ee wareysi aan la yeelannay Abwaan Daaha Cabdi Gaas oo ah guddoomiyaha kooxda Dayax Band.

Barnaamijka waxaa soo diyaariyey, soona jeedinaya Cabdixakiim Maxamuud Shirwac.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Caweyska Washington