Sacuudiga oo Wax Ka Bedelay Sharciyada Shaqqada

Boqortooyada Sucuudiga ayaa soo bandhigtay qorshe cusub oo wax looga bedelayo xeerka shaqada, talaabadan ayaa lagu tilmaamay mid lagu taageerayo xuquuqda shaqaalaha isla markaana lagu dardar-galinayo soo jiidashada maalgashiga iyo shaqaalaha xirfadda leh.

Xuseen Bare Adan ayaa warbixintan inooga diyaariyey arrintaas.

Your browser doesn’t support HTML5

Sacuudiga oo Wax ka Bedeley Sharciyadii Shaqada