Ilhan Cumar iyo Soomaali kale oo guulo kasoo hooyay Minnesota

Ilhan Omar

Ilhan Cumar ayaa mar kale ku guuleysatay xubinnimada Aqalka Wakiillada Mareykanka, kaddib marki ay la tartantay musharrax ka socday xisbiga Jamhuuriga.

Waxaa sidoo kale doorashadi Talaadadi dhacday guulo kasoo hooyay, musharraxiin Soomaali ah oo u tartamayay kuraashta Golaha Deegaanka ee Gobolka Minnesota. Wararki ugu danbeeyay ayaa Maxamed Colad Xasan uu ka wareystay, wariyaha VOA-da Maxmuud Mascadde.

Your browser doesn’t support HTML5

Halkaan ka dhageyso wareysiga Mascadde