Boris Johnson oo xayiraado kusoo rogay Britain

Ra’iisal Wasaaraha Britain Borris Johson ayaa ku dhawaaqay dalka la galinayo xayiraad bandow ah kadib markii ay sare u kaceen kiisaska cudurka COVID-19.

Si kastaba dhamaan dukaamada iibiya waxyaabaha lagama maarmaanka ah iyo isbitaaladu wey furnaan doonaan.

Xayiraadan ayaa waxoogaa ka duwan xilligii bilowgii xanuunka iyada duggsiyada, kuleejooyinka iyo jaamacadaha loo ogol yahay in ay furnaadaan inkasta oo xarumaha waxbarashada sare badankooda lagaba dhigey hab online ah.

Wariyaha VOA-da ee Yurub Cabdixaafid Cawil Ismaaciil ayaa wararkii ugu danbeeyey ee xayiraaddan kasoo diray London.

Your browser doesn’t support HTML5

Boris Johnson oo xayiraado kusoo rogay Britain