Sidee ayey Muslimiinta Mareykanku uga qeyb-galayaan doorashada?

Muslimiinta Mareykanka tira ahaan dadka Mareykanka waxay ka yihiin 1%. Saas oo ay tahay, sida ay ku soo waramayso wariyaha VOA, Faiza Bukhari, bulshada Muslimiinta ayaa hadda isu abaabulaya in ay codkooda ka dhiibtaan doorashada dhaceysa 3-da bisha soo socota ee November.

Cabdixakiim Maxamud Shirwac ayaa warbixintan inoo soo koobaya.

Your browser doesn’t support HTML5

Muslimiinta Mareykanka oo isku abaabulaya doorashada Mareykanka