Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka

Barnaamijka Faaqidaadda ee toddobaakani waxa uu ku saabsan yahay kaalinta dalalka Carabta ee doorashada Somalia oo dadka siyaasadda falanqeeyaa sheegaan in mar-marka qaarkood ay saameyn taban ku leedahay.

Barnaamijka waxaa magaalada Qaahira ku soo diiyaariyey Xuseen Cusmaan Saxnuuni.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Faaqidaadda Toddobaadka