Barnaamijka Martida: Dhallinyarada iyo Isticmaalka Mukhaadaraadka

Barnaamijka Martida Makrafoonka ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay dhibaatada isticmaalka mukhaadaraadka iyo saameynta uu ku leeyahay dhallinyarada Soomaalida eek u nool Australia.

Barnaamijka waxaa marti ku ah cabdicasiis cabdi faarax oo ah macallin jaamacad RMIT University ee magaalada Melbourne ee dalka Australia.

Barnaamijka waxaa soo saaray halkanna ka soo jeedinaya Ibraahim Cumar Baafo.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Martida Makrafoonka