Martida Makrafoonka Barnaamijka Martida: Xildhibaan Xarbi Cilmi Faarax Oktoobar 10, 2020 LONDON — Barnaamijka Martida Makrafoonka ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay xaaladda dadka waayeelka ah ee Soomaaliyeed ee ku nool degmada Brant ee magaalada London ee dalka Ingiriiska. Barnaamijka waxaa marti ku ah Xildhibaan Xarbi Cilmi Faarax oo sidoo kae ah wasiirka qaabilsan daryeelka bulshada da’da ah ee degmada Brant. Barnaamijka waxaa soo saaray halkanna ka soo jeedinaya Ridwaan Xaaji Cabdiweli. Your browser doesn’t support HTML5 Dhageyso Barn. Martida Makrafoonka