Barnaamijka Caweyska Washington

Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaad ku maqli doontaan diyaarad si degdeg ah loo fadhiisiyay ka dib markii rabaakii saarnaa qaar ay dagaallameen iyadoo hawada ku jirta.

Waxaad kale oo aad maqli doontaa xubinta Hal-abuurka iyo Heesaaga oo aad dhagaysan doontaan qeybtii u danbeysay ee wareysi ay Barnaamijka Caweyska Washington siisay fannaanadda Nimca Maxamed Cabdi (Nimca Deggan).

Barnaamijka waxaa soo diyaariyey, soona jeedinaya Cabdixakiim Maxamuud Shirwac.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Caweyska Washington