Dowlada Victoria ee dalka Australia ayaa ku dhawaaqday in ardayda ay dib ugu laabtaan iskuulada Isniinta soo socota, iyadoo muddo ku dhow 6 bilood ay ardadaasi tacliintooda ku qaadanayeen qaabka onlinka ah.
Wariyaha VOA ee Qaarada Australia, Ibrahim Cumar baafo ayaa warbixintan noo soo direy.
Your browser doesn’t support HTML5
Warbixinta Australlia ee dib ugu laabashada iskuullada.