Waa maxay muhiimadda madaxweyne ku-xigeenka Mareykanka?

Kamala Pence

Kamala Pence

Mareykanka ayaa ka mid ah dalalka dunida ee dowladahoodu leeyihiin xilka madaxweyne ku xigeenka.

Haddaba waa maxay doorka iyo mas’uuliyadda mamadaxweyne ku xigeenka Mareykanka , goorma ayuuse noqon karaa madaxweynaha waddanka. Warbixintaan waxaa ku eegaya Nur Hassan Nur.

Your browser doesn’t support HTML5

Halkaan ka dhageyso warbixinta oo dhameystiran