Dad badan oo ku dhintay gaari bas ah oo lagu weeraray Mandhera

Nin ag taagan baabuur bas ah oo lagu weeraray dalka Kenya

Ilaa 8 qof ayaa la sheegay in ay ku dhaawacmeen, kaddib marki malleeshiyo loo maleynayo in ay Al-Shabaab ka tirsan yihiin ay weerareen, baabuur bas ah oo ka baxay Mandheera kuna sii jeeday magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Faah-faahinta warkaan waxaa Gaarisa kasoo diray, wariyaha VOA-da Maxamed Farax Shire.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso warbixinta Shire