Canada: Soomaalida Ontario oo ka cabaneysa Isbaddel lasoo rogay

Soomaalida qaar ee ku nool gobolka Ontario ee dalka Canada oo doonayay inay safraan ayaa ka cabanaya isbaddel dhanka baarista COVID-19 ah oo uu ku dhawaaqay madaxa gobolka Ontario Doug Ford.

Isbaddelka ayay rumeysan yihiin inuu caqabad ku noqon karo safarkooda.

Wariyaha VOA-da ee Xuseen Nuur Xaaji ayaa warbixintan kasoo diray Toronto.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Warbixinta oo Faah Faahsan