Faaqidaadda: Siyaasadda Somalia ee Doorashada ka Hor

Barnaamijka Faaqidaadda ee toddobaadkan waxaad ku dhageysan doontaan waxyaabaha la doonayo in madaxda Somalia iyo guddiyada doorashadu ay qabtaan ka hor doorashooyinka soo socda.

Barnaamijka waxaa magaalada Muqdisho ku soo diyaariyey Cabdicasiis Barrow.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Faaqidaadda Toddobaadka