Weriye Cabdulqaadir Maxamed Mursal oo geeriyooday

Cabdulqaadir Maxamed Mursal

Cabdulqaadir Maxamed Mursal

Allaha u naxariistee, waxaa xalay magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka ku geeriyooday rug caddaa saxaafadeed Cabduqaadir Maxamed Mursal oo muddo aad u dheer ku soo jirey mihnidda warbaahinta, aadna looga yaqiin Soomaaliya.

Qaar ka mid ah ehelkiisa ayaa sheegay saxafiga uu markii hore haleelay xanuunka COVID-19 hase yeeshee uu ka bogsooday, balse sida ay dhakhaatiirta sheegeen uu ka waxyeeleeyay sanbabada taasna uu hadda u geeriyooday.

Warbixin aan ku eegeyno geerida saxafigan iyo taariikhdiisa oo kooban, waxaa diyaariyay Xuseen Barre Aaden.

Your browser doesn’t support HTML5

Weriye Cabdulqaadir Maxamed Mursal oo geeriyooday