Ileyska VOA: Soomaaliya iyo Cudurka Kansarka

VOA microphone

Barnaamijka Ileyska VOA, waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay cudurka cancer-ka iyo dhibaatada uu ku hayo Soomaalida soo kordhaysa. Waxaa barnaamijka soo jeedinaya Maxamed Colaad Xasan.

Your browser doesn’t support HTML5

ILEYSKA VOA