Barnaamijka Caweyska Washington

Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaad ku maqli doontaan sheekooyin xiiso leh. Waxaad kale oo aad maqli doontaa xubinta Hal-abuurka iyo Heesaaga oo aad dhagaysan doontaan qeybtii labaad ee wareysi ay Barnaamijka Caweyska Washington siisay fannaanadda Nimca Maxamed Cabdi (Nimca Deggan) s.

Barnaamijka waxaa soo diyaariyey, soona jeedinaya Cabdixakiim Maxamuud Shirwac.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Caweyska Washington