Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka

Barnaamijka Faaqidaadda ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay heshiiskii magaalada Muqdisho ku dhexmaray madaxweynaha Somalia, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo madaxda maamul goboleedkyada iyo sida uu ku fuli karo.

Seynab Abukar Maxamed ayaa barnaamijka magaalada Muqdisho ku soo diyaarisay.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Faaqidaadda Toddobaadka