Qeybo ka mid ah xayiraaddii saarneyd Victoria, Australia oo la qaaday

Qeybo badan oo ka mid ah gobolka Victoria ee dalka Australia oo muddo badan xayiraad adag ay saarneyd, coronavirus darteed, ayaa maanta laga qaaday.

Balse, waxa wali xayiraad ka jirtaa caasimadda gobolkaasi ee Melbourne, oo Soomaali badan ay ku nool yihiin. Ibraahim Cumar Baafo ayaa warbixintan noo soo direy.

Your browser doesn’t support HTML5

Xayiraad laga qaaday gobolka Victoria, Australia