Guddoomiyiha Gaarisa oo dammaanad lagu sii daayay

Guddomiyaha gobolka Gaarisa Cali Bunow Qorane ayaa lagu si daayey dammaanad kadib markii ay shalay xireen booliiska iyadoo lagu eedaynayo musuqmaasuq. Warkan waxaa noo soo diray Maxamed Faarax Shire.

Your browser doesn’t support HTML5

Gudoomiyaha Gaarisa oo dammaanad lagu sii daayay