Xal laga gaaray colaad ka taagneyd dhulka Soomaalida Itoobiya

Somali region, Ethiopia

Somali region, Ethiopia

Odayaasha dhaqanka degmada Dhuxul ee gobolka Nogob ee Dhulka Ismaamulka Soomaalida Itoobiya, oo kaashanaya mas’uuliyiinta amniga ee dowlad deegaanka ayaa ku guuleystay xallinta khilaaf uu dhiig ku daatay oo waayadan ka jiray deegaanka.

Xal ka gaarista colaadda Dhuxul ayuu wariyaha VOA-da Nuur Bukhaari waxa uu ka wareystay Cabdullaahi Maxamed Cabdi (Cabdullaahı Dheere) oo ah ku-xigeenka hogaanka amniga ee dowlad Deegaanka Soomaalida ee Itoobiya, xilli uu ku sugnaa degmada Dhuxul.

Your browser doesn’t support HTML5

Xal laga gaaray colaaddii deegaanka Dhuxul ee gobolka Nogob