Barnaamijka Caweyska Washington

Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaad ku maqli doontaan qodob ku saabsan dal dhan oo looga barood-diiqay geerida xabbad kalluun ah.

Xubinta Hal-abuurka iyo Heesaaga oo uu marti ku yahay Abwaan Cabdiqani Xaaji Oktoobar oo ah hal abuure ku nool gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka. Waana qeybtii u danbeysay wareysiga Abwaan Cabdiqani uu siiyay Barnaamijka Caweyska Washington.

Barnaamijka waxaa soo diyaariyey, soona jeedinaya Cabdixakiim Maxamuud Shirwac.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Caweyska Washington