Barnaamijka Martida: Doodaha ka bixista Britain ee Yurub

Barnaamijka Martida Makrafoonka ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay wadahadallada ka bixista Britain ee Midwga Yurub oo dib u bilowday. Barnaamijka waxaa marti ku ah Faarax Cali Cigaal oo ka faallooda arrimaha Britain iyo Midowga Yurub.

Barnaamijka waxaa soo saaray halkanna ka soo jeedinaya Ridwaan Xaaji Cabdiweli.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Martida Makrafoonka